Dowladda Soomaaliya oo taageero balaaran ka dalbatay Waddamada Carabta (Sawirro)

Siihayaha Xilka Wasiirka Arrimaha Dibadda ahna Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Maxamed Cusmaan, ayaa hadal ka jeediyay kulanka wadatashiga ee Wasiirrada Arrimaha Dibadda Carbeed oo shalay ka furmay Caasimadda Lubnaan ee Beyruut , isagoo diiradda ku saarray khudbaddiisa xaaladda bani’aadannimo, siyaasadeed iyo amni ee Soomaaliya iyo mowqifka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee … Continue reading Dowladda Soomaaliya oo taageero balaaran ka dalbatay Waddamada Carabta (Sawirro)